DHAGEYSO:Xildhibaan sheegay inay Ka aarsandoonaan AL-shabaab.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka golaha shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in guud ahaan qayba ay ku kooban tahay bulshada Soomaaliyeed oo iskaashanaya ay ka aarsan doonaan AL-shabaab.
Xildhibaan Jeesow ayaa wacad ku maraya in dadka Soomaaliyeed aysan dhulkooda ka dhamaandoonin isagoo intaasi raaciyay inay Tirtirayaanw axa uu ugu Yeeray argagixisada.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow hadalkaan wuxuu ka sheegay Munaasabada loogu Barooq-diiqayay dadkii shacabka ahaa ee 28-kii Bishii hore lagu Xasuuqay Isgoyska Ex-Kontrool Afgooye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here