DHAGEYSO:Xildhibaan Soomaaliland ka tirsan oo soo jeediyay inay la aqoonsado Israa’iil

Xildhibaan Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Wakiilada Soomaaliland oo warbaahinta kula hadlay Magaalada hargaysa ayaa sheegay in Soomaaliland aqoonsato Israa’iil si ay ayaguna u aqoonsadaan goon isu taaga Soomaaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here