DHAGEYSO:Xildhibaan xidig oo sheegay inuusan Mowqifkooda waxba iska badalin.

Xildhibaan Cabdi Rashiid Maxamed Xidig oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya sidoo Kalena ka tirsan golaha isbedel-doonka Jubbaland ayaa Maanta sheegay inaysan jirin wax iska bedelay wowqifkooda ku aadan in Jubbaland ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah,isla markaana ay doonayaan inay dadka deegaana danahooda ka shaqeeyaan.
Xildhibaan Xidig waxaa uu sheegay in marnaba aysan wax wada-hadal ah kala galeyn in dadka Reer Jubbaland iyaga ay doortaan cidii ay doonaan taas mowqifkoodana uu yahay mid cad ujeedkooduna uusan ahayn Xil doon.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here