DHAGEYSO:Xildhibaanad Safiya Cabdinoor oo ka hadashay doonistooda ah in Ijara laga dhigo ismaamul

Xildhibaanada laga soo doortay deegaanka Ijara ee ismamaulka Garissa Safiya Cabdinoor oo saaka martii inoogu ahayd barnaamijka Hogaanka Star ayaa ka hadashay cudurka dilaaga ah ee Corona Virus iyadona musiibo ku tilmaantay cudurkan.

Dhinaca kale xildhibaanada Ijara ayaa faahfaahin inaga siisay waxyaabihii ay u gudbiyeen gudiga dib u heshiisiinta iyo mideynta shacabka BBI-da

Sido kale waxay ka hadashay doonistooda ah in Ijara laga dhigo ismaamul .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here