DHAGEYSO:Xildhibaanada Puntland oo ka hadlay amaanka Boosaaso.

Xubnaha gudiga amaanka ee Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa kulan la yeeshay duqa Magaalada Boosaaso waxayna kala hadleen amniga Magaalada iyo sida loo sugi kara.
Gudig amniga Baarlamaanka Puntland duqa Magaalada Boosaaso iyos araakiisha amniga gobolka Bari ayaa sheegay in Magaalada Boosaaso uusan amnigeedu ahayn mid faraha ka baxay wallow marar badan ay ka dhacaan falalka amaanka lidiga ku ah.
C/casiis Saciid Gacmo waa gudoomiyaha gudiga Amniga ee baarlamaanka Puntland kulanka ka dib ayuuna warbaahinta la hadlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here