DHAGEYSO:Xildhibaanadda Ijara oo su’aal gelisay in ardayda qaab online ah ay casharada ku qaadan karaan

Xildhibaanadda deegaanka Ijara Sofiya Cabdinuur ayaa si adag uga soo horjeesatay go’aanka dowladda ee ah in ardayda qaab online ah wax lagu baro waxayna sheegtay in ardayda gobolka waqooyi bari aysan haysan waxyaabaha adeeggan u fududeyn karo.
Maxamad Mooge ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here