DHAGEYSO:Xildhibaanka Balambala oo gaari bas ah gudoonsiiyay dugsiga sare ee Sankur

Xildibanka Laga soo doortay deegaanka balambala ee ismaamulka Garissa Omar Shurie ayaa ka war bixiyay booqasha uu ku tagay degankaasi.
Waxaa uu xildhibaanka sheegay inay isku diyaarinayaan sida ay arday ugu laaban lahayeen waxbarashada isagoona gaari bus ah gudoonsiiyay dugsiga sare ee Sankur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here