DHAGEYSO:Xildhibaanka Dadaab oo soo jeediyay in la furo xadka Kenya iyo Soomaaliya

Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa Dr Maxamad Daahiye ayaa dowladda ugu baaqay in la furo xadka ay wadaagaan wadamada dariska ah ee Kenya iyo Soomaaliya waxaana hadaladiisa ka mid ahaa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here