DHAGEYSO:Xildhibaanka Kamkunji oo cambaareyay wiil ay dileen booliska

Ciidamada booliska ayaa eedeyn xoogan la kulmaya ka dib markii ay wiil dhalinyaro toogteen kaasi oo ka soo jeeda xaafadda Majengo ee ismamaulka Nairobi.
Dadka ku nool xaafadda Majengo ayaa si weyn u cambaareeyay dhacdadan waxaa ayna eedyn dusha uga tuureen laamaha ammaanka iyagoona dibadbaxyo dhigay.

Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Kamkunji Nairobi ayaa cambaareeyay dhacdan isagoona ku baaqay in talaaba adag oo sharci ah laga qaado booliskii dilay canuga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here