DHAGEYSO:Xildhibaanka lagdera oo baaq u diray shacabka

Mudanaha laga soo dortay Deegan balamaneedka Lagdera ee ismaamulka Garissa Mohamed Hire Garane ayaa shacabka degankaas ugu baqay in ay ka qeyb qataan tirakoobka guud ee dhawaan dalka ka bilaban doona wuxuuna intaas ku daray in ay mas’uuliyinta deeganka oo uu hogaamiyo iyo shacabka ay ku jiraan diyaar garow xoogan oo arinkaas ku aadan
Mudanaha ayaa qadka taleefoonka ugu waramay wariyaheena deeganka Dadaab Mohamed Baaruud Hussein

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here