DHAGEYSO:Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hishabeelle oo gudoomiyahoda eedaymo u jeediyay.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle ayaa sheegay in madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu wajahayo Mooshin la soo abaabulayo ama ay dad gaar ah dabada ka riixayaan.
Xildhibaanada Hirshabeelle ayaa gudoomiyaha baarlamaanka Maamulkaas Ku eedeeyay inuu isagu abaabulayo Mooshin sidoo kalena waxay sheegeen in xubno kale oo ka tirsan dowlada dhexe ay ku lug leeyihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here