DHAGEYSO:Xisbiga ANC oo xafiis ka furtay Murang’a

Xisbiga ANC ee uu hoggaamiyo Musalia Mudavadi ayaa guda galay olole ballaaran oo ku saabsan sidii sannadka 2022-ka uu ugu guulaysan lahaa hoggaanka wadanka.
Xisbiga ayaa hadda xafiis ka furtay dowlad deegaanka Murang’a ee gobolka bartamaha dalka.
Qaar ka mid ah shacabka iyo mas’uuliyiinta ismaamulkaas ayaa sheegay in ANC ay nabad u taagan tahay sidaas awgeedna ay ku taageeri doonaan sidii ay garab buuxa u heli lahayd

Musalia Mudavadi ayaa maalmo ka hor sheegay in doorashada guud ee soo socoto uu ka mid noqonaya musharaxiinta madaxtinimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here