Dhageyso:Xisbiga Barwaaqo ee dowlad deegaanka Soomaalida oo ka hadlay saamiga siyaasadeed

Madaxa Xiriirka warbaahiinta ee xisbiga Barwaqo ee dowlad deegaanka soomaalida Aamino Ibrahim ayaa sheegtay in xisbiga uu soomaalida siiyay saamigii siyaasadeed ee ay lahayeen .
Siyaad Bashuuc Saneey oo nooga soo warramo Jigjiga ayaa qodobkan dhameystiraya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here