DHAGEYSO:Xisbiga KANU oo taageray BBI

Hoggamiyeyaasha xisbiga KANU oo maanta kulan yeeshay waxaa ay sheegeen inay taagersan yahay BBI-da oo kenyaanka lagu mideynayo.
Xisbiga KANU ayaa sheegay in BBI-da ay dalka ku soo kordhinayso waxyaabo badan oo Kenyaanka faa’ido u leh.
Waxaa ay sheegeen in dalka uu dagay kadib markii ay gacanta is qabsadeen madaxweynaha dalka Uhuru kenyaatta iyo hoggamaiyaha xisbiga ODM Raila Odinga

Dhinaca kale hoggaamiyaha xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ayaa isagana si weyn u taageray BBI-da

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here