DHAGEYSO:Xog’hayaha ururrka macalimiinta Garissa oo sharaxaad ka bixiyay sababta ardayda qaar Iskuulda ugu laabanayaan

Waxaa isbuuca soo socda iskoolada dib loogu furaya ardayda fasalka afraad ama form 4 e dugsiga sare iyo ardayda fasalka sideedaad iyo sido kale ardayda fasalka afraad.
Hada maxa sababaaya in ardayda dhigta sadaxdaasi fasal un loo furo iskoolka.
Waxa arintaasi sharaxaya Cabdirisaaq Xusein o ah xoghayaha ururka macalimiinta laanta Garissa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here