DHAGEYSO:Xog’hayaha waxbaarshada laanta Garissa oo warsaxaafadeed la wadaagay warbaahinta Star

Wasaarada waxbarshada Dalka ayaa maalinti shalay ahayd shaacisay in iskoolada dib loo furaya bisha kowaad sanadka dambe.
Balse dad badan ayaa sugayay in bisha September ama sagaalaad dib loo furo iskoolada Dalka.
Cabdirisaaq Xusen oo ah xoghayaha ururka macalimiinta laanta Garissa ayaa sharaxaya sababta ugu wayn ee qorshaha bisha sagaalaad uu meesha uga baxay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here