DHAGEYSO:Xoolo dhaqatada Kenya oo baaq u diray dowladda

Guddoomiyaha golaha suuq gaynta xoolaha nool ee dalka Dubat Cali Camey ayaa dowladda ugu baaqay in dadka xoolo dhaqatada ah ay ka iibsato xoolaha aysan tabar yareyn maadaama ay jirta cabsi laga qabo inay abaaro ku dhuftaan wadanka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here