DHAGEYSO:Xoolo dhaqatada oo loogu baaqay inay isku dulqaataan xilliga abaarta

Xilliyada abaarta ayaa waxaa mararka qaar la soo tabiyaa isku dhacyo u dhexeya shacabka oo ku saleysan qeybsashada kheyraadka .
Xoghayaha guud ee guddiga nabadda ee Garissa Xassan Cismaan Shuuriye ayaa ugu baaqay dadka ay abaarta saameysay inay isu dulqaataan si walaaltinimo ahna ay u wadaagaan daaqa iyo biyaha waxaana hadaladiisa ka mid ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here