DHAGEYSO:Xoolo dhaqatada u hayaamay dhanka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Dhoobley

Maamulka magaalada Dhoobley ee gobolka jubbada hoose ayaa sheegay inuu soo dhaweeyay xoolo dhaqatada abaarta saameysay gobolka waqooyi bari awgeed ay dantu ku qasabtay inay xoolahooda daaq iyo biyo uga raadiyaan dhanka soomaaliya.
Maxamad Baaruud Xuseen oo dhawaan socdaal shaqo ku tagay magaalada Dhoobley ayaa noo soo diray warbixin dhinacyo badan taabanaysa .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here