DHAGEYSO:XUBINTA HAL DOOR EE IDAACADA STAR FM

Todobaadkan xubinta haldoor waxaan ku wareysanay Mowlid Xujaale oo ah wariye ka shaqeeya arrimaha bini’aadamnimada iyo qaxootiga. Xujaale ayaa todobaadkii tagay waxa uu ku guulaystay abaal marin sharafeed oo ah shakhsiga ugu wanagsan sanadkan ee   u ololeynta arrimaha qaxootiga.

Waxa uu u waramay Wariyaha Star FM Maxamad Cali Maxamad oo ugu horeyn weydiiyay noloshiisi hore halka ay ka soo bilaabatay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here