DHAGEYSO:Xubno ka socda aqalka Sare ee Soomaaliya oo aqoon iswaydaarsi u sameeyay Baarlamaanka Galmudug

Guddiga xeer hoosaadka golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug waxay kulan la qaateen guddiga xeer hoosaadka ee baarlamaanka Maamulka Galmudug.
Kulankaan ayaa ahaa aqoon iswaydaarsi sare loogu qaadayay aqoonta iyo shaqooyinka guddiga Xeer hoosaadka ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here