DHAGEYSO:Xubno ka socda Baarlamaanada maamul goboleedyada oo la kulamay gudoomiye kuxigeenka golaha shacabka

Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mahad Cabdaalla Cawad ayaa ayaa Xarunta Villa Hargaysa wuxuu kulan kula qaaatay Xildhibaano ka socday Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeele.
Xildhibaanadaan ayaa waxay Kormeereen xarumaha uu Baarlamaanka dhexe ku shaqeeyo waxay dhamaantood si wada jir ah baaq ugu direen Maamulada Hirshabelle iyo koonfur Galbeed oo dhawaan doorashada Xildhibanadu ka dhacayso si ay dumarka qoondo Fiican ugu siiyaan dadka la soo xulanayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here