DHAGEYSO:Xubno ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle oo ka digay in shirir lagu qabto deegaanada maamulkaasi.

Xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabeelle oo kulan isugu yimid ayaa ka soo hor jeestay shir dib u heshiisiin ah oo ay sheegeen inay Magaalada Buulo-Burte ka wadaan Wasaaradaha arimaha gudaha iyo Dib u heshiisiinta ee maamulka Hirshabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here