DHAGEYSO:Xukumadda Turkiga oo gargaar caafimaad gaar siisay Somaaliya

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay gargaar caafimaad oo ay dowladda Turkigu soo dirtay.
Wasiirka arrimaha dibadda XFS Ambassador Axmed Ciise Cawad ayaa dowladda Turkiga uga mahad celiyay garab istaageeda Soomaaliya.

Sido kale Wasiirka Caafimaadka dalka Drs Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa la wareegtay qalabka caafimaad oo dowladda Turkigu usoo dirtay wadankaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here