DHAGEYSO:Shirka hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo Dhuusamareeb ka furmay

Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya G.sare Maxamad Aadan Jimcaale (Koofi) oo Magaalada Dhuusmareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug oa furay shirka laamaha hay’adda ayaa wuxuu faahfaahin ka bixyey ahmiyadda shirkaan iyo waxyaabaha ay saddexdii biloodba hal mar uga hadlaan.
Agaasime Koofi oo furitaanka shirkaan hadal ka jeediyay ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay shaqooyinka ay hady’addu ku guulaysatay mudadii uu xilka hayay deegaaanda aysan wali si wanaagsan shaqooyinka hay’addu u gaarin iyo kuwa ay hada ku howlan yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here