Dhakhaatiirta dalka oo shaqa joojin ku hanjabay

Howlwadeenada caafimaadka ee dalka ayaa soo saaray digniin ah inay maalinka isniinta shaqa joojin ku dhaqaaqayaan.
Guddoomiyaha ururka dhakhaatiirta ee daawooyinka bixiya Peterson Wachira ayaa dowladda dhexe iyo golaha barasaabsyada ismaamullada ku eedeyay inaynan xoogga saarin daryeelka saraakiisha caafimaad.
Waxay dowladda dhexe ka doonayaan inay mas’uuliyad dheeraad ah iska saarto danaha howlwadeenada safka hore kaga jiro la tacaalidda cudurka covid-19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here