DHAGEYSO:Dhakhatiirta isbitaalka King Fahad ee Lamu oo shaqa joojin sameeyay

Ku dhawaad 100 ka mid ah howlwadeenada caafimaadka ee isbitaalka King Fahad ee ismaamulka Lamu ayaa shaqa joojin ku dhaqaaqay.
Waxay ka cabanayaan inaynan haysan agabka ay isaga badbaadin karaan cudurka COVID19.
Saraakiishan ayaa shaqa joojinta guda galay kaddib markii 6 ka mid ah laga helay fayraska corona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here