Dhakhatiirta Kericho oo shaqo joojin ku hanjabay

Howlwadeenada caafimaadka ee ismaamulka Kericho ayaa sheegay inay 14 cisho kaddib shaqo joojin sameynayaan.
Waxay dalbanayaan in musharaadka loo kordhiyo.
Sido kale waxay doonayaan in la siiyo gunnooyin dallacsiina loo sameeyo.
Dowladda ismaamulka Kericho ayay ugu baaqeen inay tabashooyinkooda wax ka qabato hadii kale aynan iska xaadirin doonin isbitaallada deeganada Kericho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here