Dhimashada Corona Virus ee dalka oo gaartay in ka badan 600

Waxaa maanta dalkani Kenya laga diiwangaliyay 104 kiis oo cusub ka dib markii baaritana lagu sameeyay 2,285.
Tan aya ka dhigaysa xaaladaha guud ee dalka 35,460 .
74 qof oo dheerad ah ayaana caafimaaday taas oo bogsashada guud ka dhigaysa 21,557 halka 8 qofna ay u dhinteen taas oo dhimashada guud noqonaysa 607.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here