Dhimashada Corona Virus ee Kenya oo kor u kacday

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa maanta xaqiijisay 10 dhimasho ah oo hor ee caabuqa Corona taas tirade dhimashada guud ka dhigtay 260.
Waxaana dalka maanta laga diiwangaliyay kiisas cusub oo gaaraya ila 637 taas oo xaaladaha guud ee fyruskan Kenya gaarsiisay 14,805.
Bukaano gaaraya 499 ayaa ka caafimaaday xanuunka COVID19 taas oo bogsashada guud ka dhigaysa 6,757 sida uu sheegay xog,hayaha wasaaradda caafimaadka ee dalka Dr Rashid Aman.
Ismaamulada laga helay kiisaska manta hadii aan eego Nairobi has 342 cases, Machakos 85, Kajiado 57, Kiambu 51, Nakuru 22, Mombasa 17, Nyeri 13, Busia 10, Muranga 9, Uasin Gishu 6, Bomet 5, Kericho 3, Kisii 3, Marsabit 2, & Narok, Vihiga, Meru, Embu, Garissa, Homabay, Kakamega, Kilifi, Kirinyaga, Kisumu & Kitui, Laikipia dhamaantooda min 1 kiis ayaa laga diiwangaliyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here