Dhimashada coronavirus ee Indonesia oo gaartay 2500

Waxaa gudaha dalka Indonesia laga xaqiijiyay dhimasho ka dhalatay cudurka Covid-19 oo dhan 2500 halka kiisaska guud ay yihiin 46,845.
Sarkaal ka tirsan wasaaradda caafimaadka ee dalkaas Achmad Yurianto ayaa sheegay in tirada dhimashada ay sii korortay kaddib markii la xaqiijiyay 35 xaaladood oo dheeraad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here