Dhimashada coronavirus ee Iran oo kor u dhaaftay 20,000

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Iiraan ayaa sheegtay in tirada dhimashada ee ka dhalatay cudurka COVID19 ay kor u dhaaftay 20,000 .
Waa dhimashadii ugu badneyd ee ilaa iyo hadda laga diiwaangeliyay bariga dhexe.
Tani ayaa ku soo aadaysa iyadoo in ka badan hal milyan oo arday ah ay u fariisanayaan imtixaanka lagu galo jaamacadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here