Dhimashada coronavirus ee Ruushka oo kor u dhaaftay 19,000

Tirada dadka ilaa iyo hadda gudaha wadanka Ruushka ugu dhintay cudurka COVID19 ayaa ka sare martay 19,000 qof.
Tani ayaa timid kaddib markii 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay halkaas laga diiwaangeliyay dhimasho dheeraad oo dhan 144 .
Sido kale waxaa la xaqiijiyay xaalado cusub oo corona oo dhan 5,762 waxayna hadda tirada guud tahay 1.8 milyan waana wadanka afaraad ee caalamka marka la eego tirada kiisaska fayraska ee la diiwaangeliyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here