Dhimashada Covid-19 ee Ingiriiska oo ah ku dhawaad 52 kun

Tirada dhimasho ee ka dhalatay cudurka COVID-19 gudaha Ingiriiska ayaa hadda ah ku dhawaad 52,000.
Tani ayaa keentay in xukuumadda ra’iisul wasaare Boris Johnson lagu dhaliilo qaabka ay ula tacalaysa cudurka.
Mr. Johnson ayaa dhankiisa sheegaya inay horumar ka gaarayaan yareynta xaaladaha caabuqa corona.
Xaaladaha fayraska ee halkaas laga xaqiijiyay ayaa waxaa ku kordhay 55 waxayna hadda yihiin 40,597.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here