Dhimashada Covid19 ee Brazil oo kor u dhaaftay 150 kun

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Brazil ayaa sheegtay in tirada guud ee dadka u dhintay cudurka COVID19 ay gaartay150,198.
Braziil waxaa ku nool ilaa 212 milyan oo qof.
Dhimshadii ugu horeysay waxaa wadankaas laga xaqiijiyay bishii saddexaad ee sannadkan halka tirada guud ee kiisaska fayraska corona ee dalkaas ay marayso 5,082,637 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here