Dhimashada cudurka Coronavirus ee dalka Mareykanka oo korortay

US President Donald Trump and Health and Human Services Secretary Alex Azar (R), along with members of the coronavirus take force meet with pharmaceutical executives in the Cabinet Room of the White House in Washington, DC on March 2, 2020. (Photo by MANDEL NGAN / AFP) (Photo by MANDEL NGAN/AFP via Getty Images)

Dalka Mareykanka ayaa adkeeyay xayiraada dhanka dhaqdhaqaaqa si uu u xakameeyo cudurka faraha kasii baxaya ee Coronavirus.
Wadanakan ayaa hadda tirade kiisaska cudurkan gaartay labo jibaar marka loo barbar dhigo halka uu kasoo billowday ee Shiinaha dabayaaqadii sannadkii hore.
Mareykanka ayaa hadda ugu horreeya dalalka lagu arkay kiisaska ugu badan ee COVID-19 guud ahaan caalamka.
Waxaa u dhintay dad dhan 3,000 halka uu soo ritay 163,500.
Guud ahaan caalamka 784,000 oo qof ayuu soo ritay caabuqan wuxuuna nolashoodu galaftay 37,500.
Waxaa kasoo kabtay ku dhawaad 165,000 oo qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here