Dhimashada ka dhalatay COVID19 ee Mexico oo korortay

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Mexico ayaa shaacisay xaalado cusub oo coronavirus oo garaaya 5,514.
Waxaa sido kale cudurka halkaas ugu dhintay 387 qof oo dheeraad ah.
Tirada guud ee xaaladaha caabuqa ee Mexico ayaa hadda ah 834,910 halka dhimashada guud ay marayso 85,285 .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here