Dhimashada ka dhalatay duufaantii Filibiin oo korortay

Ilaa iyo hadda 67 qof ayaa ku dhimatay dalka Filibiin kaddib duufaantii xooganayd ee dhawaan ku dhufatay.
Wararka ayaa intaa ku daraya in gobolkaas uu sidoo kale muddo 45 sano saameeyay fatahaadkii ugu darnaa.
Madaxweynaha Filibiin Rodrigo Duterte ayaa u safray gobolka Tuguegarao si uu khasaaraha jiro u soo qiimeeyo.
Ku dhawaad 26,000 guri ayay burburisay duufaanta loo yaqaano Vamco halka 12 qof weli la la’yahay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here