Dhimashada New York oo yaraatay

Gobolka New York ee Maraykanka waxaa markii ugu horreysay in ka badan laba toddobaad gudahood la soo tabiyay kiisaskii ugu yaraa ee dhimasho maalinla ah.
Guddoomiyaha gobolkaas ,Andrew Cuomo ayaana xaaladda jirta raja wanaagsan ka muujinaya.
Dhanka kale guddoomiyaha Washington ,Jay Inslee ayaa madaxweynaha Maraykanka Mr. Donald Trump ku eedeynaya inuu huriyay mucaaradnimo maxalli ah oo uuna been faafiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here