Dhimashada oo sii korartay ka dib dad lagu toogtay dalka jarmalka

Ugu yaraan 9 qof ayaa lagu dilay goob baar ah oo lagu cabo shiishada ka dib markii ay dablay hubaysan weerar ka gaysteen halkaas.
Weeraro kala duwan ayaa lagu soo waramaya inay ka dhaceen dalka Jarmalka
Weeraradan ayaa ka kala dhacay laba baar oo ku yaala magaalada Hanau ee wadanka Jarmalka.
nin 43 sano jir ah iyo hooyadiisa ayaa ka mid ahaa dadkii lagu laayay dalka Jarmalka.
Booliska ayaa isku dayaya inay aqoonsadaan dhibanayaasha ay wxayeeladu ka soo gaartay Weerarka.
Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in weerarkaas uu ahaa u jeedo fog.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here