Dhulgariir xoogan oo ku dhuftay koonfurta Carlifonia ee dalka Maraykanka

Dhulgariir xoogan ayaa lagu soo waramaya inuu ku dhuftay koonfurta Carlifonia ee dalka Maraykanka
Dhulgariirkan ayaa cabirkiisu ahaa 7.1 waxaa uuna ku dhuftay meel u dhow Ridgecrest,oo qiyaastii 200km kaga began waqooyi bari ee Los Angeles
Dhulgariirkan ayaa ah kii labaad oo maalmood un gudahooda ka dhaca Carlifonia
Ma jirto wax dhimaasho ama dhaawac oo durbadibo la shaaciyay waxaana socda gurmad deg deg ah balse wararka ku soo kordha waxaad ku maqli doontaan wararkayaga xiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here