Dibadbax ka dhacay Ciraaq

Kumanaan qof oo ah taageerayaasha wadaadka Iraq ee Moqtada Sadr ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Baghdad.
Dadkan ayaa ka qeyb qaatay mudaaharaad ay ku dalabanayeen in la eryo ciidamada Maraykanka ee ku sugan gudaha dalkaas.
Naga baxa kuwa soo duulay, waxaan rabnaa madax-banaani aya y ku qeylinayeen dibadbaxayaasha, oo isugu jiray rag, dhallinyaro, caruur, iyo haween.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here