Dibadbax ka dhacay magaalada Garissa

Wararka inaga soo gaarayaa magaalada Garissa ayaa sheegayaa in maanta mudaaharaad uu ka dhacay magaaladaasi kadib markii wiil dhalinyaro ah xalay lagu dilay bartamaha magaalada Garissa.
Dhawaan ayaan qadka taleefoonka kula xariirnay wakiil wareedka warbaahinta Star Mohamed Moge isagoona faah faahin kooban inaga siiyay sida ay wax u dhaceen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here