dhageyso: Dibadbax ku aaddan kursi la buriyay oo aan lagu dhawaaqin inuu bannan yahay oo ka dhacay Wajeer

Shacabka deegaanka hoose ee bataloow ee xiga waqooyiga ismaamulka Wajeer ayaa maanta magaalada Wajeer ka dhigay dibadbax ay uga soo horjeedaan in afhayeenka golahaasi uunan weli ku dhawaaqin in kursiga woodkaasi uu bannaanyahay kaddib amar maxkamadeed oo soo baxay.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here