Dibadbaxyada Ciraaq oo waji cusub yeeshay

Kumanaan Ciraaqiyiin ah ayaa isugu soo baxaya fagaaraha Tahriir ee Baghdad iyadoona ay sii xoogsadeen dibadbaxyada dalkaasi ka dhacaya.
waxaa ayna dhaleeceeyeen mudaaharaadyaasha kulan horaantii todobaadkan dhexmaray Raii’sil wasaaraha Ciraaq Adel Abdul Mahdi iyo madaxdii qabiilooyinka ugu waaweyn dalkaas.
Shalay ayay ahayd markii Saddex qof la dilay dhowr kalena waa la dhaawacay ka dib markii ay sii xoogsadeen mudaaharaadyada looga soo horjeedey dawladda ee ka socda magaalada Baghdad ee dalka Ciraaq .
Ciidamada booliska ayaa la sheegay inay dileen seddaxdaas qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here