Dhageeyso:Dil ka dhacay Kutulow oo ka tirsan Wajeer

Wararka naga soo gaaraya degmada Kutulow ee ismaamulka Wajeer ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay hooyo dhashay labo carruur ah
Qaar ka mid ah dadweynaha iyo mas’uuliyiinta Kutulow ayaa warbaahinta la wadaagay dareenkooda arrinkan ku aaddan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here