Doon ay saarnaayeen 86 qof oo degtay xeebta dalka Tunisia

Doon ay saarnaayeen ugu yaraan 86 qof oo qaxooti ah ayaa kula quusatay wadanka Tunisia, waxaana laga cabsi qabaa inay dad badan ku dhintaan .
Kalumaysato ku sugneyd xeebta ay doonta kula degtay dadkii qaxootiga ahaa ayaa sheegay inay badbaabiyeen afar qof oo saarnaa doonidaasi.
26 qof ayaa weli la la’yahay kuwaasi oo laga cabsi qabo inay ku naf waayaan dhacdan.
Tan ayaa timid malin un kadib markii 44 qof oo ku jiray xero qaxooti ee dalka Libya lagu dilay weerar xaga cirka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here