Doorashada baarlamaaniga Hong Kong oo dib loo dhigaya

Madaxa fulinta ee Hong Kong ,Carrie Lam ayaa sheegtay in doorashada baarlamaanka ee Jamhuuriyadaas dib loo dhigay.
Codeynta oo lagu waday inay dhacdo 6-da bisha sagalaad ee sannadkan ayaa hadda dib loo sii dhigay in kastoo aan la shaacin taariikha rasmiga ee ay doorashada dhacayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here