Doorasho baarlamaani ah oo ka dhacaysa Kuuriyada Koonfureed

Waxaa maanta doorasho u dareeray shacabka ku nool dalka Kuuriyada Koonfureed si ay u soo xushaan xildhibaannada baarlamaanka ku matalaya.
Hasa ahaate waxaa jirto feejignaan aad u sarreysa oo dhanka badqabka ah.
Dadka ayaa codeynaya iyadoo maaskaro xiran sido kalena sita gacma gashi.
Waxaa abaare 6-dii aroornimo saacadda dalkaas la furay 14,000 oo ah goobaha codbixinta.
Waxaa meel gaar ah la geeynaya qof kasta oo heer kulka jirkiisa uu ka sarreeya 37.5 Celcius.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here