Dowlad cusub oo laga dhisay Ciraaq

Baarlamaanka dalka Ciraaq ayaa ansaxiyay maamul cusub oo halkaas laga soo dhisay si uu wadankaas u hoggaamiyo.
Tallaabadan ayaa la qaaday kaddib 6 bilood oo uu wadankaas jahwareer dhanka hoggaanka ah ka jiray.
Waxaa maamulkan madax ka ah hoggaamiyaha sirdoonka iyo wariye hore oo uu soo magacaabay ra’iisul wasaare Mustafa al-Khadimi.
Hasa ahaate muddo xileedka mas’uuliyiintan ayaa billaabanaya iyadoo golaha wasiirrada aynan dhameystirneyn .
Sannadkii hore ayay ahayd markii uu iscasilay ra’iisul wasaare Former Adel Cabdul Mahdi waxaana tan iyo xilligaas meesha ka maqneyd xukuumad buuxda oo Ciraaq hoggaamiso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here